Ahlu Sunna oo soo saartay Habraaca Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa !

Xildhibaano katirsan Ahlu Sunna Waljameeca kana mid ahaa xubnihii shalay ka carooday Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ayaa waxa ay soo saareen Jadwal cusub oo doorasho. Xubnahan Ahlu Sunna ayaa jadwalka ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ay dhaceyso 5-ta bisha soo socota ee Febraayo isdiiwaan galinta … Continue reading Ahlu Sunna oo soo saartay Habraaca Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa !